Wareegto lagu badbaadinayo Afka-Soomaaliga oo ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha JFS
April 4, 2017 - Written by Editor
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha Dowladdda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa waxaa ka soo baxday wareegto lagu xoojinayo laguna badbaadinayo Afka- Soomaaliga waxaan wareegtadaan lagu amray wasaaradaha dowladda Federaalka Soomaaliya in qoraaladooda ay u adeeg sadaan Afka Soomaaliga.
Hoos ka eeg wareegtada ka soo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Dowladdda Federaalka
Soomaaliya.
[nggallery id=2091]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

