
(May 31, 2017)
Boosaaso:-Ciidamada amniga magaalada Boosaaso ayaa saaka gacanta ku dhigeen gaari waday walxa qarxa iyo dhalinyardii waday waxaan saaka saxaafadda u soo bandhigay Taliska ciidanka magaalada Boosaaso e Kitaab Aasaaska latacaamulka Quraanka Sh Maxamed Cabdi Umal Qeybtii 1aad (Daawo)
(May 30, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Kitaab cusub oo ka halaya Aasaaska latacaamulka Quraanka waxaana akhrinaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu casharada taxanaha ah diirada lagu saarayaa

(May 30, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta 30 May 2017 shir Jaraa’id o

(May 30, 2017)
Garoowe:-Mu’asasada Alminhaaj Farceeda Gobolka Nugaak Ayaa Maantay oo taariikhdu tahay 29/05/2017 waxay 190 qoys oo dan yar ah raashin ugu qaybisay magaalada Garoowe raashinkaan oo ka koobnaa /Bur/B

(May 29, 2017)
Cadaado:-Waxaa ka socota Magaaladda Cadaado Caleema saarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale geelle Xaaf waxan ka qayb galaya, Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo, wasiirka Arrimaha gudaha

(May 29, 2017)
Cadaado:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa goor-dhaweyd gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug, oo maanta ay ka dhacayso xaf

(May 29, 2017)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaare Ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Kh

(May 29, 2017)
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cai Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Beesha Caalamka oo ujeedadiisu ahaa inuu warbixin ka siiyo xaaladda dalka, isla markaana uu ka

(May 28, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa duruus taxane ah oo ku saabsan Qu,aanka waxaana duruustaas jeedin doona alaha xifdiyee Sheekh Dr C/risaaq Takar xafidahulaah . Miyaysan Quraanka dhuuxayn Sheekh Dr C/ri

(May 28, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Nadwo kusaabsan Axkaamta ramadaanka oo lagu qabtay magaalada Nairobi gaar ahaan masjidka Abubakar ee xaafada Islii waxaana nadwada ka qeyb galay culumada kala ah 1. She
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|