Maamulka Puntland oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Gal-Mudug
(May 3, 2017)
Garoowe:-Madaxtooyada Puntland ayaa u Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf  ka dib doorasho ka dhacaday magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmu
Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo loo Doortay Madaxweynaha Galmudug (Dhageyso)
(May 3, 2017)
Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa maanta madaxweynaha maamulkaasi u doortay Axmed Ducaale Geelle Xaaf, oo ah ganacsade xildhibaan ka soo noqday baarlamaanadii hore ee Som
Codeynta Doorashada Madaxweynaha cusub ee Gal-Mudug oo ka bilaabatay Cadaado.[Live]
(May 3, 2017)
Cadaado:-Waxaa dhawaan ka bilaabtay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Cadaado ee maamulka Gal- Mudug Doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo ay u tartami doonaan ilaa 3 musharax. Xildhibaanada G
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo u dhoofay dalka Itoobiya
(May 3, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw ka duulay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho iyagoo ku sii je
Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab ah oo Isu Dhiibay maamulka Jubaland.[Dhagayso]
(May 3, 2017)
Kismaayo:-Wasiirka Amniga ee Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ayaa sheegay in maanta uu maamul kooda isu soo dhiibtay sarkaal ka tirsan ururka Al-Shabaab. Wasiirka ayaa sheegay in illaa 11 xubno