Madaxweyne Farmaajo oo Furay Kalfadhigga Baarlamanka JFS (Dhageyso)
(July 8, 2017)
Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigii 2-aad ee baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya. Madaxwaynaha oo jeedinayay khudbadda dastuuriga ah ee furita
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kaga Qayb Galay Furitaanka Kal-fadhiga 2aad Ee Golaha Shacabka JFS
(July 8, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta 08 July 2017 ka qayb galay furitaanka kal-fadhiga 2aad ee golaha shacabka Jamhuuriy