Madaxweynaha oo Magacaabay Guddiga Madaxa-bannaan ee Taakuleynta Ciidamada
(July 9, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay guddi maamula sanduuqa taakulaynta ciidamada.  Sanduuqaan oo ah mid madaxbannaan ayaa waxa
Ciidamadda PSF oo Sheegay in ay dileen 18 ka tirsan kooxda Al-Shabaab
(July 9, 2017)
Ciidamadda PSF ee Puntland ayaa sheegay in weerar ay ku qaadeen saldhigyo Al-shabaab ay ku lahaayeen buuralayda Galgala ay ku dileen 18 ka tirsan kooxda Al-shabaab kuwaas oo ku dhuumaaleysanyey buural