Ogeysiis Qandaraas Bixin Dhismo Goob Ganacsi Ee VALUE CITY (Akhriso)
(July 18, 2017)
Waxaa la wargelinayaa bulshadda Soomaaliyeed ee ku nool Dibedda iyo Guddaha ba in la bixin doono Qandaraas dhismo iyo dib u habeyn goob loo qorsheeyey Shopping Mall, School, and Recreational Cente
Madaxweynaha Puntland oo aqbalay go,aanka baarlamanku ku kala direy Golaha Wasiirada (Dhageyso)
(July 18, 2017)
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali “Gaas” ayaa aqbalay go,aankii maanta baarlamanka Puntland ku kala direy golllaha xukuumada ee Puntland , wuxuuna sheegay in go,aanka baarlamaan
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland oo Kalsoonida Kala Noqdey Xukuumada Puntland
(July 18, 2017)
Garoowe:-War hadda naga soo gaarey magaalada Garoowe ayaa sheegay in kalafadhigii maanta ay yeesheen Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland ay rideen Golihii wasiirada ee Madax weyne dowladda Puntlan