Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe kulan kula yeeshay Guddiga Dhismaha Waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo.[Masawiro]
(July 27, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 July 2017 kulan kula yeeshay qasriga Madaxtooyada Garoowe guddiga dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo. Kulankani ayaa w
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland.[Masawiro]
(July 26, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 July 2017 xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyada Dawladda Puntland oo laga hirgeliyey dhismaheed
Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dalka Faransiiska.[Masawiro]
(July 25, 2017)
Muqdisho, 25 Luulyo 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Faransiiska u qaabilsan So
Wasiir Xoosh oo la kulmay Safiiradda Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya
(July 25, 2017)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa la kulmay Safiiradda Midowga Yurub (EU) u fadhisa Soomaaliya Amb Veroniq
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Gaas oo Garoowe ka furay Shirka Issimada Puntland.[Masawiro]
(July 25, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta25 July 2017 magaalada Garoowe gaar ahaan Hotel Garand kaga qayb galay shirka Isimada Puntland ee xalinta tabashada b
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee France.[Masawiro]
(July 25, 2017)
Muqdisho, July 25, 2017 - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta kaga guddoomay Xafiiskiisa n
Mu’assada Al-Minhaaj ee degmada Galdogob ee Gobolka Mudug oo daahfurtay Barnaamijka Wacyigelin ah.[Masawiro]
(July 24, 2017)
Galdogob:-Mu'assada Al-Minhaaj ee magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa saaka si rasmi ah u daah furtay Barnaamijka Wacyigalinta iyo Nashaadaadka Xagaaga 2017, qaybtiisii ugu horaysay ee siminaarad
Ciidamada Puntland oo ku qabtay gobalka Sanaag xubno ka tirsan Kooxda Daacish
(July 24, 2017)
Ciidamada Ammaanka maamulka Puntland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen 10 qof oo looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxda Daacish waxaana laga qabtay xubnahaas degaanka Cawsane ee gobolk
Culumada Soomaaliyed oo Bayaan ka soo saaray xadgudubyadda Yahuudu ku hayaan Shacabka reer Falastiin.[Masawiro]
(July 24, 2017)
Muqdisho:-Kulankaan oo ay iskugu yimaadeen magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ku Cambaareeyeen dhibaatooyinka iyo xadgudbyada baahsan oo ciidanka Israil ay ku
Ra’iisul Wasaare Khayre “Yeddediillo ayey na gelineysaa horumarka dhanka amniga ah ee aad ka sameyseen caasimadda”[Masawiro]
(July 24, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre ayaa galabta kormeer shaqo ku tagey qaar kamid ah xarumaha ciidamada Dawladda ee magaalada Muqdisho. Ra

« Previous PageNext Page »