Dr Maxamed Jaamac oo caawa ku geeriyooday dalka Talyaaniga
(August 8, 2017)
Rooma:-Allaha ha u naxariistee waxaa goordhowayd oo caawa ku geeriyooday magaalada Rooma ee xarunta wadanka Talyaaniga Dr Maxamed Jaamac oo ahaa dhaqtirkii neerfaha ee ka howlgali jirtay magaalada Gaa
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Baydhabo
(August 8, 2017)
Baydhabo Wafdi uu hogaaminayo Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Raisedon Zenenga iyo saraakiil kale ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, hal
Madaxweynaha Puntland oo kulan qado Sharaf ah la qaatay Ganacsato Soomaaliyeed
(August 8, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 08 August 2017 kulan Qado sharaf ah u sameeyey ganacsato Soomaaliyeed oo ka kala yimid 12 degmo oo ka tirsan gobolada dhexe e
R/Wasaare Khayre “Hawada dalkeena inay Maamulaan Dhallinyaro Soomaaliyeed waa astaan muujineysa soo celinta Qaranimada”
(August 8, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda J.F.S Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay kulan ay soo diyaarisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, oo la tashi lagula yeelanayay Wasaaradaha