Shirka golaha wasiirrada oo lagu ansixiyey sharicga la dagaallanka Argagixisada (Masawiro)
(August 17, 2017)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha ku
Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada Ee Xiriirka Goleyaasha Puntland oo la magacaabay
(August 17, 2017)
Garoowe:-Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magcaabay Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada ee Xiriirka Goleyaasha, Ahna Af-hayeenka Madax
Madaxweynaha Puntland ka hadlay mowqifka Puntland ka istaagtay Xiisada Khaliijka (Dhageyso)
(August 17, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dowlada Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa markii u horeysay ka hadlay xiisada khaliijka iyo go’aankii ay ka qaateen Maamulka Puntland oo taageeray Isbahaysiga uu hurmuu