DFS oo Go’aan Ka Gaartay Khilaafka Siyaasadeed ee Maamulka Hirshabeelle
(August 20, 2017)
Muqdisho:-Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa cadeysay mowqifkeeda ku aadan Khilaafka Siyaasadeed ee muddooyinkii dambe ka dhex aloosan kana taagnaa Maamulka Hirshabelle. Wasaaradda arrimaha Gudaha