Culimada Somaliland oo Bayaan Ka Soo Saaray Kaniisada Hargeysa (Daawo)

August 2, 2017 - Written by Editor

Hargeysa:-Culumada Somaliland ayaa caawa kulan ay isigu yimaadeen waxay uga hadleen kuna lafa gureen Kaniisad laga furay ama dib loo hagaajiyey taas oo buuq weyn furtay waxaana ay culumada si adag uga hadleen Kaniisada iyaga oo baaq u diray madaxda Somaliland iyo Shacabka .

Hoos ka Daawo Shirkii Jaraa,id ee Culumada Somaliland kaga hadleen Kaniisada Hargeysa iyaga oo cadeeyey Xaqa Ilaahow Culumadeena noo xifdi Aamiin.

Sidoo kale Hay,da Culumada Soomaaliyeed ayaa ka hadashay Kaniisada dib habeynta lagu sameeyey magaalada Hargeysa waxaana si adag uga hadashay in wadan Islaama laga furo ama dib looga hafaajiyo Kaniisada Gaalo.

Hoos ka Daawo Wareysi Gudoomiayaha Hay,ada Culumada Soomaaliyeed uu siiyey Tv Universal

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2017
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online