Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay dilka Hogaamiyihii Al-Shabaab Ee gobalka Banaadir

August 1, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cumar Yariisoow Ayaa sheegay in Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo Kuwa huwanta oo is kaashanaya ay ku guuleeysteen in ay dilaan hogaamiye sare oo katirsan Al-Shabaab waxaana uu hadalkaas ku sheegay Warsaxaafadeed.

Eng Yariisoow Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegay in duqeeyn laga Fuliyay Gobolka Sh/hoose lagu dilay Cali Maxamed Xuseen “Cali Jabal” oo ahaa Gudoomiyihii Al-Shabaab ee Gobolka Banaadir.
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in duqeyn lagu dilay “Cali Jabal” inkasta oo uusan wax faahfaahin ah uusan ka bixin .
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cumar Yariisoow ayaa waxaa uu sheegay in howlgalada lagu baacsanayo hogaanka iyo saraakiisha Al-Shabaab ay sii socon doonaan.

Gobolka Sh/hoose ayaa ciidamada Mareykanku waxay ku dileen tiro badan oo ka tirsan Saraakiisha kooxda Al-Shabaab iyo Muhaajiriin ka garab dagaalamayey.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2017
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online