Maamulka Gal-Mudug oo warsaxaafeed ka soo saaratay diyaaradaha sidda gargaarka bani’aadamnimo
August 30, 2017 - Written by EditorCadaado:-Maamulka Gal-Mudug ayaa waxa uu warsaxaafadeed ka soo saaray maanta in diyaaradaha gargaarka bani’aadamnimo sidda ee ka soo dega Garoomada diyaradaha ee Gal-Mudug aan wax lacag canshuur ah aan laga qaadi karin.
Hoos ka eeg warsaxaafeedka ka soo baxay wasaaradda gadiidka ee maamulka Gal-Mudug.
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2283″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
A/cawaale
Halgan.net