Maamulka Halgan.net oo Hambalyada Munaasabadda Ciidul Adxaa u diray shacabka Soomaaliyeed

August 31, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Maamulka Halgan.net iyo dhamaan wariyaash ka howl gala ayaa u diraya Hambalyo dhamaan umada Soomaaliyeed ee Muslinka ah Hambalyadaas oo ku aadan munaasabadda Ciidul Adxaa waxaana alle uga baryeynaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed in alle ka aqbalo dhamaan acmaashii ay soo guteen gaar ahaan Acmaasha Xajka. Waxaa kale oo Umada Soomaaliyeed alle uga baryeynaa in uu ka dulqaado dhibaatada heysta uuna qalbigooda burcad isku mariyo .
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Maamulka Halgan.net
Webmaster@halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2017
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online