Madaxweyanah Galmudug oo magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug
August 21, 2017 - Written by Editor
Cadaado:-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa galabta magacaabay Golihiisa Wasiirada cusub ee maamulka Galmudug waxaana uu Madaxweynaha Galmudug magacaabay 22 wasiir 22 wasiir ku xigeen iyo 8 wasiiro dowlo.
Hoos ka Akhriso Golaha Wasiirada uu magacaabay Madaxweynaha Galmudg Axmed Ducaale Xaaf.
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2273″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
A/Cawale
Halgan.net

.gif)

