Raisulwasaaraha DFS oo magacaabay wasiirka wasaaradda Howlaha Guud
August 22, 2017 - Written by EditorRa’iisul wasaaraha JFS Xasan Cali Khayre ayaa galabta magacaabay wasiirka wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka, kaas oo buuxin doona booskii alaha u naxariisto wasiirkii hore Cabaas Cabdullaahi Sheekh Siraaji oo lagu dilay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul wasaaraha ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa ku magacaabay Eng. Saadiq C/llaahi Cabdi, inuu noqdo wasiirka cusub ee wasaaradda howlaha Guud iyo dib u dhiska.
Hoos ka Daawo Wareegta Raisulwasaaraha DFS ku magacaabay wasiirka wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2274″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
A/Cawale
Halgan.net