Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo looga hadlay Arimo Muhiima
August 3, 2017 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Todobaadkan ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda Degmada Caluula, oo biyaha badda ku soo fataheen ,xaalada Amniga ee gobalada ,Degaanka iyo Arrimo Kale oo Muhiima.
A/Cawale
Halgan.net