Af-hayeenka Jubbaland C/naasir Seeraar Maax oo laga waraystay dagaalkii ka dhacay deegaanka Buulo Guduud.[Dhagayso]
(September 3, 2017)
Kismaayo:-Waxaa maanta ka dhacay deegaanka Buulo Guduud oo ilaa 30km dhinaca Waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta jubada hoose dagaal u dhexeeya Al-shabaab iyo ciidanka Jubbaland waxaan d