Baarlamanka Somalia oo ka Dooday Dhiibitaankii Qalbi-Dhagax (Dhageyso)
(September 13, 2017)
Dood kulul ayaa maanta aqalka baarlamanka Soomaaliya ku dhex martay xubnaha baarlamaanka Aqalka Hoose, waxayna aragtiyo kala duwan ka dhiibteen go’aankii dhowaan ay dawladda Soomaaliya ku wareejisay
Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland oo xilka ka qaaday Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada ee Xiriirka Gobolada Puntland Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan.
(September 13, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cadixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa xeer Lr-19 September 13 2017, xilka kaga qaaday Wasiirru Dawlihii Madaxto