Masuuliyiinta Galmudug oo ka Horyimi Go’aankii Madaxweynahooda [Dhagayso]
(September 21, 2017)
Cadaado:-Waxaa shir jaraa’id ku qabtay Cadaado, Kusimaha Madaxweynaha Galmudug ahna Madaxweyne ku Xigeenka Maxamed Xaashi Cabdi, Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Guddoomiye ku
Gal-Mudug oo ku biirtay xulufada taageersan Dowladda Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta.[Dhagayso]
(September 21, 2017)
Cadaado:-War Saxaafadeed la sheegay in uu ka soo baxay Maamulka Gal-mudug, kuna qornaa Luuqada English-ka ayaa lagu taageeraday go’aankii Dowladda Sacuudiga iyo Dowladaha Khaliijka ay xayiraada ugu
Culimada Soomaaliyeed ee deegaan ahaa ka soo jeedo Gaalkacyo oo cadeeyey shareecadu wax ay ka qabto nin u gafay Nebigeena Muhammed NNKH.[ Video]
(September 21, 2017)
Muqdisho:-Qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee deegaan ahaa ka soo jeedo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay cadeeyeen mowqifka sharciga Islaamka ay ka qabto nin u gafay Nebi
Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Mowqifka Soomaaliya ee Arrimaha Khaliijka.[Masawiro]
(September 21, 2017)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled
Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo D/Goboleedyada oo kulmay[Masawiro]
(September 21, 2017)
Muqdisho:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo Dawlad Goboleedyada oo seddexdii bilba mar la qabto, shirkan oo ay soo qabanqabi