Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka oo taageertay xilka qaadista Xaaf (Akhriso)
(September 26, 2017)
Muqdisho:-Wasaarradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa caawa War saxaafadeed kasoo saartay Xaalada ka taagan Magaalada Cadaado ee Xarunta ku meel gaarka u ah
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u safray dalka Sacuudiga
(September 26, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta safar aan horay loo shaacin waxaa uu ugu baxay dalka Sucuudiga, sidda lagu xusay fariin qoraaleed ka soo
Maamulka Gal-Mudug oo beeniyey in ay xiriirka u jareen dowladda Federaalka Soomaaliya
(September 26, 2017)
Cadaado:-Maamulka Gal-Mudug ayaa waxaa uu been abuur ku tilmaamay inay xiriirka u jareen dowladda Federaalka Somaaliya ka dib markii baraha bulshada lagu faafiyey warsaxaafadadee lagu sheegay in maamu