Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Boosaaso kulan kula yeeshay Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolada Sanaag iyo Hayland.[Masawiro]
(September 27, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 September 2017 magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland kulan is xogwaraysi ah kula yeeshay nabadoonada i
Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray degmada Cadaado
(September 27, 2017)
Cadaado:-Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay gaareeny magaalada Cadaado xarunta KMG ee maamulka Gal Mudug. Xildhibaanada tegay degmada
Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo beeniyey in xilka laga qaaday[Dhagayso]
(September 27, 2017)
Cadaado:-Wararka ka imanaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay in xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulkaasi inay xilka ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug