Af-hayeenka Jubbaland C/naasir Seeraar Maax oo laga waraystay dagaalkii ka dhacay deegaanka Buulo Guduud.[Dhagayso]

September 3, 2017 - Written by Editor

Kismaayo:-Waxaa maanta ka dhacay deegaanka Buulo Guduud oo ilaa 30km dhinaca Waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta jubada hoose dagaal u dhexeeya Al-shabaab iyo ciidanka Jubbaland waxaan dagaalka maanta ka dhashay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac. Afhayeenka maamulka Jubbaland C/naasir seeraar maax ayaa sheegay in dagaalka ay uga dhinteen 7 askari 10 kalena ay uga dhaawac meen isagoo xusay in ciidamadood iska difaaceen weerarka uga yimid ururka Al-shabaab oo ahaa mid qorshaysan oo ay rabeen in ay ku qabsadaan saldhiga ay ciidanka Jubbaland ay ku lahayen deegaanka Buulo Guduud.

Hoos ka Dhagayso Af-hayeenka Maamulka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax.

[audio: https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/Seeraarmaax.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 

 

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online