Culimadda Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saaray nin aflagaadeeyey Nabi Maxamed NNKH.[Video]

September 19, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa waxaa ay farin wareed ka soo saartay nin ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ninkaas oo u gafay Nabi Maxamed NNKH. Gudoomiyaha Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed Sh.Bashiir Axmed Salaad ayaa waxaa uu mahad u jediyey maamulka Gal-Mudug oo amray in ninkas la soo qabto waxaan uu Sheekhu iyo culimada kaleba ay xuseen in ninkaas uu ka baxay diinta Islaamka ka dib markii si bareer ah u aflagaadeeyey.Gudoomiyaha Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed Sh.Bashiir Axmed Salaad aya ugu baqay culimada ,odayasha dhaqanka ,bulshada Soomaaliyeed in ay ka digtoonaadaan ninkaas isagoona ugu baaqay dhalinyarad uu duufsaday in ay alle u soo noqdaan.

Hoos ka eeg fariin qoraaledka ay soo saareen Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed

Hoos ka Daawo bayaanka culimada oo uu Akhrinayo gudoomiyaha Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online