Gal-Mudug oo ku biirtay xulufada taageersan Dowladda Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta.[Dhagayso]
September 21, 2017 - Written by Editor
Cadaado:-War Saxaafadeed la sheegay in uu ka soo baxay Maamulka Gal-mudug, kuna qornaa Luuqada English-ka ayaa lagu taageeraday go’aankii Dowladda Sacuudiga iyo Dowladaha Khaliijka ay xayiraada ugu soo rogeen Dowladda Qatar. Warsaxaafadeedka ka soo baxay Maamulka Gal-Mudug ayaa ku soo aadaya xili maalmo ka hore ay maamulka Koonfur Galbeed ku biiireen xulufada taageersan Dowladda Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta. Xulafada Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa waxa horay u taageeray Puntland ,Sland Hirshabeelle,Koonfur Galbeed waxaan hadda ku soo biiray maamulka Gal-mudug waxaan maalmihii la soo dhaafay la saadaalinayaa in ay maamulka Gal-mudug ay ku soo biiraan taageerida Sacuudiga iyo Imaaraadka ee lagu go’doominayo dalka Qatar.
Hoos ka Dhagayso wasiir warfaafinta ee maamulka Gal-Mudug oo la hadlay saxaafadda
Hoos ka eeg warsaxaafadeedka ay Gal-Mudug oo ugu biirtay xulafada Sacuudiga iyo Imaaraadka
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2308″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”1″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
A/cawaale
Halgan.net

.gif)

