Gudoomiyaha Baarlamaanka JFS Prof.Jawaari oo magacaabay guddiga loo xil saaray arinta Qalbi dhagax
September 18, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Gudoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof.Maxamed Sh.Osman Jawaari ayaa maanta waxaa uu soo magacaabay guddiga loo xil saaray go’aankii xukuumadda Soomaaliya ee ku aadanaa arinta C/kariim Sheekh Muuse (Qalbi dhagax). Gudoomiyaha golaha shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Prof.Maxamed Sheekh Osman Jawaari ayaa gudiga uu magacaabay waxaa uu ka kooban yahay ilaa 15 xubnood oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya.
Hoos ka eeg gudiga uu magacaabay Gudoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof.Maxamed Sheekh Osman Jawaari
no images were found
A/cawaale
Halgan.net