Maamulka Gal-Mudug oo beeniyey in ay xiriirka u jareen dowladda Federaalka Soomaaliya
September 26, 2017 - Written by EditorCadaado:-Maamulka Gal-Mudug ayaa waxaa uu been abuur ku tilmaamay inay xiriirka u jareen dowladda Federaalka Somaaliya ka dib markii baraha bulshada lagu faafiyey warsaxaafadadee lagu sheegay in maamulka Gal-Mudug aya xiriirka u jareen dowladda dhexe.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka ay Gal-Mudug ku beenisay in ay xiriirka u jareen DFS
no images were found
A/cawaale
Halgan.net