Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka oo taageertay xilka qaadista Xaaf (Akhriso)
(September 26, 2017)
Muqdisho:-Wasaarradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa caawa War saxaafadeed kasoo saartay Xaalada ka taagan Magaalada Cadaado ee Xarunta ku meel gaarka u ah
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u safray dalka Sacuudiga
(September 26, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta safar aan horay loo shaacin waxaa uu ugu baxay dalka Sucuudiga, sidda lagu xusay fariin qoraaleed ka soo
Maamulka Gal-Mudug oo beeniyey in ay xiriirka u jareen dowladda Federaalka Soomaaliya
(September 26, 2017)
Cadaado:-Maamulka Gal-Mudug ayaa waxaa uu been abuur ku tilmaamay inay xiriirka u jareen dowladda Federaalka Somaaliya ka dib markii baraha bulshada lagu faafiyey warsaxaafadadee lagu sheegay in maamu
Ra’iisulwasaaraha DFS oo Washington kula kulmay Madax ka tirsan Bangiga Adduunka
(September 25, 2017)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ku sugan yihiin dalka Maraykanka ayaa la kulmay Sarkaalka ugu Sarreeyo Fulinta Bangiga
Gal Mudug oo joojisay Kulamada aysan ogeyn Maamulka Galmudug (Akhriso)
(September 25, 2017)
Cadaado:-Maaamulka Galmudug ayaa amaray in aan wax shir ah oo siyaasadeysan lagu qaban karin deegaanada ay gacanta ku heyso Galmudug waxaana xafiiska Madaxtooyada Galmudug ka soo baxday Wareegto lagu
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka
(September 25, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah la qaatay qaar kamid ah Ururrada Bulshada Rayidka ah ee dalka. Kulankan oo lagu
Taliye ku xigeenkii hore Saadka ee ciidanka DFS oo caawa Muqdisho lagu dilay
(September 24, 2017)
Muqdisho:-Kooxo hubeysan ayaa caawa ku dilay magaalada Muqdisho Taliye kuxigeenkii hore Saadka ee Ciidamada xoogga dalka Jen. Cabdulle Quruurux, waxaana la dilay xili uu ka soo baxay masjid ku yaal De
Madaxweynaha Gal-Mudug oo soo gaaray Cadaado eedeyna u jeediyey DFS (Masawiro+Cod)
(September 24, 2017)
Cadaado:-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug waxaana halkaas ku soo dhaweeyey xubnaha labada gole ee Maam
Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo Si Kulul uga hadlay Ninkii U gafay Nabigeena Maxamed صلي الله عليه وسلم:
(September 24, 2017)
Garoowe:-Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo Khudbadii Jumcaha Kadib Hadal Baraajujin ah kajeedshay Masjidka Al-Huda Garowe ayaa kutilmaama wax laga xumaado in qof Ugafay Suubanaha صلي الله عليه و
Ciidamada Ilaalada Badda Puntland oo qabtey Dooni hub sharci daro ah siday (Masawiro)
(September 23, 2017)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari ayaa sheegaya in Ciidamada Ilaalada Badda Puntland ee (PMPF) ay gacanta ku dhigeen Dooni hub sharci daro ah sida waxayna k

« Previous PageNext Page »