Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Haruun ma jiro wax Facebook ah oo anigu aan ku leeyahay Baraha lagu wada xiriiro.[Daawo Video]

September 7, 2017 - Written by Editor

Oslo:-Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Haruun oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa cadeeyey in uusan lahayn ilaa dhowr gobood oo ka mid ah baraha bulshada gaar ahaan Facebook in uusan isagu lahayn waxaan uu Sheekhu sheegay in ay jiraan dad lacag o been ah ku aruursaday taas oo uu Sheekhu uga digay dadweynha Soomaaliyeed ee ku xiran Sheekha Muxaadaraadkiisa iyo duruustiisa gaarka ah.
Hoos ka Daawo Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Haruun wax Facebook ah oo ma lihi

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online