Sheekh Claahi Sheekh Cumar Nuur oo caawa ku Geeriyooday Adis Ababa

September 14, 2017 - Written by Editor

Alaha u Naxariistee Sheekh Claahi Sheekh Cumar Nuur (Abu C/raxmaan ) oo ka mid ah culumada waaweyn ee dalka Soomaaliya dowr weyna ka soo qaatay faafinta Dacwa Salafiga ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya .
انا لله وانا اليه راجعون ان لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى

Maamulka Halgan.net ayaa Tacsi gaara u diraya Dhamaan ehelada Sheekh Claahi Sheekh Cumar Nuur (Abu C/raxmaan ) gaaar ahaa Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh C/laahi Sheekh Cumar iyo Sh Xasan Maxamed ibraahim Abu Hassaan .waxaan alle uga baryeynaa Sheekh Claahi in uu Janatul firdowsa geeyo Aaamiin

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta taariikh nolaleedka Sheekh Claahi Sh Cumar Inshalaah

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online