Taliyaha Saldhiga Dhexe ee Qardho Gaanshale Abshir Maxamed Cabaas oo ka warbixiyey nin lagu qabtay magaalada Qardho.[Dhagayso]

September 12, 2017 - Written by Editor

Qardho:-Ciidanka amniga ee magaalada Qardho ee xarunta gobolka Kar-kaar ayaa lagu qabtay nin ay in mudo ah raadinayeen oo la sheegay in uu ilaalo u ahaa mid ka mid ah wasiirada xilkooda waayey ka dibna waxa uu la fakaday qori. Ciidanka Booliska oo in mud ah raadinayey ayaa xalay waxaa laga soo dhex qabtay mid la mid ah xaafadaha magaalada qardho isagoo ciidanka la dagaalamay oo riday xabado badan ka dibna ciidanku waa ay qabteen ka dib markii uu dhaawacmay.

Taliyaha-Saldhiga-Dhexe-ee-Qardho-Gaanshale-Abshir-Maxamed-Cabaas oo la hadlay saxaaafadda ayaa sheegay in ninka xalay lagu qabtay magaalada qardho in uusam ahayn burcad badeed ama xubin ka tirsan Al-shabaab balse uu ahaa nin dhalinyaro ah oosameeyey gadood ilaalana u ahaa mid ka mid ah wasiirada xilkooda waayey dhawaan.

Hoos ka Dhagayso Taliyaha-Saldhiga-Dhexe-ee-Qardho-Gaanshale-Abshir-Maxamed-Cabaas

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online