Taliye ku xigeenkii hore Saadka ee ciidanka DFS oo caawa Muqdisho lagu dilay

September 24, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Kooxo hubeysan ayaa caawa ku dilay magaalada Muqdisho Taliye kuxigeenkii hore Saadka ee Ciidamada xoogga dalka Jen. Cabdulle Quruurux, waxaana la dilay xili uu ka soo baxay masjid ku yaal Degmada Waabari .

Alaha u naxariistee Jen. Cabdulle Quruurux ayaa waxaa la dilay xili uu ka soo baxay Salaada Cishaha oo uu ku soo tukaday Masjidka Al-iimaan oo aan sidaas uga fogeyn hoygiisa. Kooxda dilka u geystay Jen. Cabdulle Quruurux ayaa goobta ka baxsaday waxaana goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan DFS.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online