Warsaxaafadeed laga soo saaray Shirkii Puntland iyo Gal-Mudug uga socday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug
September 8, 2017 - Written by EditorGaalkacyo:-Ka dib Shir socday muddo 5 maalin ah oo u dhaxeeyay Puntland iyo Galmudug ayaa maanta laga soo saaray warsaxaafadeed waxaan shirka looga hadlay sidii loo xasilin lahaa xaaladaha colaadeed ee ka jira deegaannada dhul daaqsimeedka baadiyaha iyo waliba in xal loo helo dhibaatooyinkii ka dhashay dagaalladii horey uga dhacay magaalada Gaalkacyo.
Hoos ka Akhriso warsaxaafeedkii ka soo baxay shirkii u dhexeeyey Puntland iyo Gal-Mudug.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net