Wasaarada Amniga ee dowladda Puntland oo joojisay shirarka wax u dhimay amniga
September 11, 2017 - Written by EditorGaroowe:-War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Amniga ee dowladda Puntland ayaa waxaa lagu mamnuucay shirarka wax u dhimay amaanka ee ay siyaasiyiin damac siyaasadeed uu ku jiro ay ku qabtaan Hotelada ku yaal magaalada Garoowe iyo deegaanada kale iyagoo adeegsanaya saxaafaddaha qaarkood. Warsaxaafadeedka ayaa waxaa lagu xusay in aan la qaban karin shirar ay maamulada degmooyinka ilaa heer Gobol aysan ka warqabin qofkii arrimahaas ku kacana laga qaadi doono talaabo sharciga waafaqsan.
Hoos ka Akhriso War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Amniga ee dowladda Puntland.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net