Xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ee tegay degmada cadaado oo soo saaray War-murtiyeed
September 28, 2017 - Written by Editor
Cadaado:-Xildhibaano ka tirsan labad gole ee dowlada Federaalka Somaaliya oo shalay tegay degmada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Gal-Mudug una tegay in ay dhex dhexaadiyaan madaxda ugu saraysa Gal-Mudug oo uu soo kala dhex galay khilaaf waxaan ay caawa soo saareey warmurtiyaad.
Hoos ka Akhriso warmurtiyeedka ay soo saareen Xildhibaano ka tirsan labad gole ee dowlada Federaalka Soomaaliya.
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2321″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
A/cawaale
Halgan.net

.gif)

