Furitaankii shirka kismaayo Ee Madaxda Dawladaha xubnaha ka ah DFS (Daawo)

October 9, 2017 - Written by Editor

Kismaayo:-Shirka Wadatashiga ee u dhaxeeya Dawladaha xubnaha ka ah Dawlada Fadaraalka oo caawa ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka J/land waxaana shirka Furay Madaxweynaha J/land Axmed Maxamed Islaaan (Axmed Madoobe).
Madaxweynaha J/land Axmed Madoobe ayaa sheegay in shirka uusan aheyn mid lagu carqaladeynayo DFS balse uu ujeedkiisa uu yahay in wixii mugdi ah ee soo kala dhex galada Madaxda dowladgobaleedyada iyo DFS loo xalin lahaa.

Shirka Wadatashiga ee u dhaxeeya Dawladaha xubnaha ka ah Dawlada Fadaraalka ee caawa ka furmay magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga jeediyey khudbado kala duwan.

Hoos ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Jland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe)

Hoos ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Puntland Dr Cabdi weli Maxamed Cali Gaas

Hoos ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aden.

Hoos ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare

Hoos ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf.

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online