Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullahi Fara-weyne oo waraysi uu siiyey SBC uga waramay 3 nin oo lagu xiray Garoowe.[Dhagayso]

October 13, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullahi Fara-weyne ayaa waraysi uu siiyey Idaacadda SBC waxaa uu ka hadlay rag lagu xiray Garoowe  isagoo sheegay in ay Garoowe kaga dhawaaqeen Madal aan waafaqsanayn Dastuurka Puntland u yaal ayna fara kula jireen falal khalkhal galinaya nabadgelyada guud ee Puntland. Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullahi Fara-weyne ayaa sheegay in xubnaha la xiray lagu wargeliyey in ay ka waantoobaan falalka ay gacanta kula jiraan walow oo arrinkaas looga digay ay u hogaansami waayeen amarka gudiga nabadgelyada Gobolka Nugaal waxaan uu sheegay in Maxkamada la hor keeni doono dhawaan.

Hoos ka Dhagayso waraysi uu SBC siiyey Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullahi Fara-weyne

[audio: http://allsbc.com/sbcon/wp-content/uploads/2017/10/WAREYSI-CUMAR-FARAWEYNE-GUDOMIYAHA-NUGAAL.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online