Madaxweynaha dowlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo laga waraystay Shirka Kismaayo [Dhagayso]

October 11, 2017 - Written by Editor

Kismaayo:-War-murtiyeed ayaa kasoo baxay shirkii madaxda dawlad goboleedyada ay ku yeesheen magaalada Ksimaayo waxaana lagu aas-aasay gole ay ku mideysan madaxda. Golahan ayaa loogu magac daray Golaha Iskaashiga dawlad goboleedyada oo sanandka koowaad ay guddoomiye iyo ku xigeen u kala yihiin madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare.

Hoos ka Dhagayso Falastiin Axmed Iimaan ayaa khadka teleofonka kula xidhidhay Madaxweynaha Puntand Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay ka wareysatay shirkii Kismaayo.

 

Source:VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,991 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>