Gurmadka Musiibadii ka dhacday Muqdisho oo ka bilowday caawa Masjidka Al-Huda ee Garowe.[Masawiro]

October 19, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Waxaaa si rasmi ah uga bilowday masjidka Al-hudaa ee Garoow olole loogu gurmanayo walaalihii Soomaliyeed ee lagu laayey is goyka Zoobe ee magaalada Muqdisho. Ololaha ka bilowday masjidka Al-hudaa ayaa waxaa caawa oo Taariikhdu tahay 18/10/2017 si wanaagsan ku soo dhamaaday wajigii 1aad ee Gurmadka ee lagu qabtay Masjidka Al-Huda Garowe. Gudiga gurmadka ayaa waxaa gudoomiye waxaa u ah Sh Maxamuud Xaaji Yusuf waxayna uu ka kooban yahay 15 Xubnood waxaana loo balan san yahay in Bari oo Jimca ah dhamaan Masaajidda Garowe in laga sii wado lacag aruurinta.

Lacagta Garowe laga aruurshay caawa waxay gaaraysaa $100’000 Boqol  Kun oo Doolar waxaana la filayaa in ay ka sii badato lacagtu maadaama maalinta beri ahi layskugu Imaanayo Inta badan Masaajidda waawayn ee Garowe.

Hoos ka ka akhriso Magacada qaybo ka mid ah dadka ku yaboohay lacagta qaatay Gurmadka.

1. Baarlamanka #Puntland: $6,600-K.

2.Radio Garowe iyo #WaanAwoodnaa: $27,000-K.

3. Wasaarada Cadaaladda #Puntland: $1,000-K.

4. Xawaadda Iftin: $5,000-K.

5.Pharmacy-yaasha Garowe $8,700-K.

6. Shirkada Korontada Garowe ee Necsom: $5,000 -K.

7.Shirkadda Biyaha Garowe Nuwako: $5,000 -K.

8.Shirkada OPEC -Garowe: $2,000 )

9.Wiil Yar oo la dhaho Cumar: Dahabka Hooyadii ayuu ku deeqay.

10.Shaqaalaha Salaama Bank $500

11.Xaaji Yuusuf Cambo $1,00- K.
12. Cawad Cismaan $100.

13.Siciid M. Xuseen: $400 Mushaarkiisii Oktoobar.

14.Bixin Sper Parts: $1.000 -K

15.Cabdilaahi Salaad Cali: $1,000 -K.

16.Anas (Wiil-yar) $20-dollar.

17.Mu’adin ka Masjidu Hudda : $100.
18.Gudoomiyaha Dangoronyo: 1,000 -K.
19. Ayub: $5(Wiil-yar)
20.Haaruun l:100 Shilling Somali.

21. (Wiil Yar) Maxamed Farah, $100.

22. Siciid $100.

23. Shiikh Dalmar Guureeye $500.
23.Cali Cuuke $100.

Nuur Jaamac Aadan
Garoowe,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online