Maxkamadda Sare ee Gal-Mudug oo xilalkii ka xayuubisay Madaxweynaha Gal-Mudug, Ku xigeenkiisa iyo gudoomiyaha Baarlamaanka
October 3, 2017 - Written by Editor
Cadaado:-Maxkamadda Sare ee maamulka Galmudug, ayaa waxaa ay maanta go’aan rasmi ah ka gartay khilaafka u dhexeeya Madaxda u saraysa maamulka Gal-Mudug iyadoo Maxkamadu ay xilka ka wada qaaday Madaxweynaha Gal-Mudug, Kuxigeenkiisa, gudoomiyaha baarlamaanka iyo gudoomiyaha ku xigeenka 1aad. Warsaxaafadeed uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,Gal-Mudug Yaxye Sh. Cali Maxamed ayaa saxaafadda u akhriyey go’aanka ay ka gaartay Maxkamada sare khilaafka u dhexeeya Madaxda sare ee maamulka Gal-Mudug.
Hoos ka akhri go’aanka ka soo baxay Maxkamadda Sare,Gal-Mudug Yaxye Sheekh Cali Maxamed.
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2328″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
A/cawaale
Halgan.net

.gif)

