Nadwo ka socota Burco habeenkii 3aad Halgan web Tv Station Broadcasting Live (Dhamaad )

October 13, 2017 - Written by Editor

Waxaa idiin soo gudbin doonaa nadwo cilmiyeed ka socota magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer Nadwo cilmiyeed halku dhigeedu ahaa (Wada jir aynu u sumeyno Umadd Isku Duuban) waxaana Nadwada lagu qabtay Masaajidka Xaaji Cabdin Cawad (indha-deero).

Nadwada ayaa waxaa soo qabanqaabisey Mu’assasada Al-Karam ee Faafinta iyo kor u Qaadidda Dacwada Faraca Burco.

Nadwadani waxay socon doontaa Saddex Habeen, Habeenka khamiista ilaa habeenka Sabtida.
Nadwada ayaa waxaa ka soo qeyb galay culumada kala ah .
1- Sheekh Maxamed Shukri Xasan
2-Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali
3-Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame.
Waxaa caawa jeedin doona muxaadarada koowaad Sheekh Dr: Xasan Sheekh Cali Warsame.

Nadwada ka socota magaalada Burco ayaa caawa waxaa ka qeyb galeysa madaxadii axsaabta siyaasada ee Somaliland.

Hoos Live uga Daawo Nadawada Cilmiyeedka ka socota magaalada Burco Masjidka Masaajidka Xaaji Cabdin Cawad (indha-deero).

Halgan.net
Burco

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online