Nadwo ka socota magaalada Burco Halgan web Tv Station Broadcasting Live (Dhamaad)

October 12, 2017 - Written by Editor

Burco:-Waxaa idiin soo gudbin doonaa nadwo cilmiyeed ka socota magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer Nadwo cilmiyeed halku dhigeedu ahaa (Wada jir aynu u sumeyno Umadd Isku Duuban) waxaana Nadwada lagu qabtay Masaajidka Xaaji Cabdin Cawad (indha-deero).
Nadwada ayaa waxaa soo qabanqaabisey Mu’assasada Al-Karam ee Faafinta iyo kor u Qaadidda Dacwada Faraca Burco.
Nadwadani waxay socon doontaa Saddex Habeen, Habeenka khamiista ilaa habeenka Sabtida.
Nadwada ayaa waxaa ka soo qeyb galay culumada kala ah .
1- Sheekh Maxamed Shukri Xasan
2-Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali
3-Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame.
Waxaa caawa jeedin doona muxaadarada koowaad Sheekh Dr: Xasan Sheekh Cali Warsame.
Hoos Live uga Daawo Nadawada Cilmiyeedka ka socota magaalada Burco Masjidka Masaajidka Xaaji Cabdin Cawad (indha-deero).


Shahaabu diin
Burco
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,990 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>