Qarax Xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaa KM-5 (Daawo)

October 14, 2017 - Written by Editor

Qarax Xoogan ayaa Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Safaari oo ku yaalla KM-5 Ee Magaalada Muqdisho waxaana qaraxa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa.

Ilaa hada si rasmi ah looma oga khasaaraha uu geystay qaraxa waxaase warar hordhac ah ay sheegayaan in uu jiro khaasro badan oo leh dhimasho iyo dhaawac. wararkii ugu danbeeyey ayaa sheegay in qaraxa ay ku dhinteen in ka badan 10 qof halka dhaawaca uu sii marayo 50 kale dadka khasaaraha gaaray ayaa ah shacab waxaa sidoo kale qaraxu uu burbiriyey hanti aad u badan.

Hoos ka Daawo Qaraxii ka dhacay maanta Hotelka Safaari oo ku yaalla KM-5 Ee Magaalada Muqdisho

Halgan.net
Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

233,015 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>