Taliyihii Ciidanka garoonka diyaaradaha ee C/laahi Yusuf Axmed Col.C/salaan sanyare oo la dilay.[Dhagayso]

October 2, 2017 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Taliyihii ciidamada garoonka diyaaradaha ee C/laahi Yusuf Axmed ee magaalada Gaalkacayo C/salaan Sanyare ayaa waxaa toogtay askari ka tirsan ciidanka Puntland waxaan uu askarigan uu dilay oo kale qof shacab ah lama yaqaan ilaa hadda sababta ka dambaysa filka ka dhacay Garoonka diyaaradaha ee C/laahi Yusuf Axmed. Ciidanka Ilaalada Garoonka diyaaradaha ee C/laahi Yusuf Axmed ayaa gacanta ku dhigay asakariga falka geystay waxaan lagu xiray saldhiga Booliska ee Gaalkacyo waxaan ku socda baaritaan la xiriira sababta ka danbaysay in dil bareer ah u geysto Taliyihii ciidamada garoonka diyaaradaha ee C/laahi Yusuf Axmed Col.C/salaan Sanyare .

Hoos ka Dhagayso waraysiga uu VOA siyey duqa magaalada Gaalkacayo ee maamulka Puntland Maxamuud Yaasiin Tumay

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

233,085 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>