Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee DFS oo magacaabay agaasimeyaasha Waaxyaha ee Wasaaradda

October 25, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Daahir Cismaan ayaa maanta wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa uu ku magaacabay agaasimeyaasha Waaxyaha ee Wasaaradda, iyadoo arrinkas lagu wargeliyey shaqaalaha wasaarada waxbarashada.

Hoos ka akhriso wareegtada ka soo baxday xafiiskaWasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare DFS

A/cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,991 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>