Wasiirkii Gaashaandhigga dowladda Federaalka Somaliya iyo Taliyaha Ciidanka Soomaliya oo Iscasilay.[Dhagayso]

October 12, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirkii Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa iska casilay xilkii uu u hayayey xukuumada Federaalka Soomaaliya waxaan u warqadiisa is casilaada uu u gudbiyey Golaha wasiirada. Dhinka kale Taliyihii ciidamada xoogga dalka dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Jimcaale Geedi (Cirfiid) ayaa isagana iscasilay lamana yaqaan sababta uu xilka uga tegay iyaadoo markii uu Taliyihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliya is casilay uua Wasiirkii Gaashaandhigga, Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed uu isagana ku dhawaaqay in uu uu is casilay.

Wasiirka Warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya Eng: Cabdiraxman Cumar Cusmaan Yariisow oo la hadlay idaacadda VOA-da ayaa waxaa uu u sheegay in Wasiirkii Gaashaandhigga, iyo Taliyihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, Axmed Jimcaale Geedi (Cirfiid) ay isku casileen arrimo shaqsiyadeed.

Hoos ka Dhagayso Wasiirka Warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya oo la hadlay VOA

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online