Al-shabaab oo qarax la beegsaday xarunta Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye

December 14, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaa maanta qarax is miidaamin ah uu ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen.Kaahiye ee magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka dib markii qof soo labistay darsiga ciidanka Booliska uu isku dhex qarxiyey Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federalka Soomaaliya.

Qarax uu fuliyey qof naftii haliga ah ayaa waxaa ku dhintay 17 askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaan ku dhaawacmay in ka badan 15 askari, Cidanka Booliska Dowlada Federaalka Soomaaliya ee qarax lala eegtay ayaa waxaa ay u badanaayeen ciidamada laanta canshuuraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Ururk Al-shabaab ayaa sheegtay in qarax ay fuliyeen ayna ku dileen ciidamo badan oo ka tirsan Dowladda Federalka Soomaaliya iyo saraakiil ciidan.

Ma jiro ilaa hadda war ka soo baxay laamaha amniga ee Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya qarax saaka lala eegtay xarunta Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay muujinaysaa fashilka amni ee haysta Madaxda amniaga ee Dowlada Federaalka Soomaaliya.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online