Dowladda Federaalka Soomaaliya oo war ka so saartay weerarkii xalay ee guriga C/raxmaan C/shakuur
December 18, 2017 - Written by Editor
Muqdisho:-Dowladda Soomaaliya Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay qoraal ka soo saartay xariggii iyo weerarkii xalay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku qaadeen Siyaasi C/raxmaan C/shakuur. Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Dahir , Afhayeenka wasaarada amniga waxaa ay xuseen in siyaasi C/raxmaan C/shakuur uu heli doono xukun cadaalad ah lana horgeyn doono Maxkamada.
Hoose ka akhriso war saxaafadeedka Laamaha Amniga ka soo saareen xariggii Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur.
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2471″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
A/cawaale
Halgan.net

.gif)

