Guddoomiyaha Aqalka sare oo ku baaqay in la joojiyo shir ka dhacaya Baydhabo

December 14, 2017 - Written by Editor

Baydhabo:-Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu qoraal ka soo saaray shir uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uu doonayo in uu ku qabto magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in la joojiyo shirkaas maadama uusan ahayn mid sharciga waafaqsan isagoo ugu baaqay dowladda xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaliya in aysan ka qayb gelin shirka ka dhacay Baydhabo.

Hoos ka Akhriso warsaxaafeedka uu soo saaray Guddoomiyaha Aqalka sare ee DFS

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online