Madaxweynaha S/land Muuse Biixi oo magacaabay Golahiisa wasiirada

December 14, 2017 - Written by Editor

Hargeysa:-Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxaa uu magacaabay Golahiisa Wasiirada kadib markii shalay uu si rasmi ah loogu wareejiyey xilka Madaxweynaha cusub ee maamulka S/land. Golaha wasirada cusub ee S/land oo gaaraya 23 wasir iyo 9 wasiir ku xigeen waxaana ka dhex muuqda wasiirada cusub ee la magacaabay wasiiro horay uga tirsanaa dowladdi Madaxweyne Siilaayo.

Hoos ka Akhriso golaha wasiirada cusub ee uu magacaabay Madaxweynaha S/land Muuse Biixi Cabdi.



A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online